Similar Posts
Hello world!
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!
Norway oo adkaynaysa sharciga soo galootiga.
Dowladda Norway ayaa sheegtay in ay rabto in la adkeeyo xeerarka socdaalka. Ujeeddadu waa in la yareeyo tirada dadka codsanaya magangelyo aan u qalmin ilaalin, isla markaana la dedejiyo dejinta dadka la aqbalo. Tani waxay la micno tahay in habka codsiyada la soo gaabinayo, dadka la diidayna la qorsheynayo in si degdeg ah loo celiyo….
